Taageerayaasha Xulka Brazil ayaa la jahawareersan guuldaradii xasuuqa aheyd ee kaga timid Germany kulan ciyaareed kusoo dhamaaday 7-1.
Taageerayashaan ayaa gubay Maaliyada hogaamiyaha Xulka Neymar JR kaas oo dhaawac dhanka dhabarka ah oo kasoo gaaray kulankii Colombia uu kaga maqanaa kulankaan waxeyna ku qarabaxeen maaliyada xidigaan iyagoo ku gubay laamiyada dalka Brazil.
Sidoo kale Taageerayaasha ayaa gubay calanka Dalka Brazil iyagoo u adkeysan la’ guuldarada xanuunka leh ee gashay taariikhda baalkeeda madow ee Brazil ay ku leedahay Koobka Aduunka.
DAAWO MUUQAALKA
Profile