Anagoo fiirineyno dalabyada nooga imaaday akhristayaasheena waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa 10-kii haleyey ee taariikhda soo martay Manchester City kadib markii ay naga codsadeen taageerayaasha Manchester United ee ku xiran website-kaan, anagoo fursad kuu siineyno inaad dalbato warbixintaad rabto.
haddaba hoos ka akhriso 10-kii xidig ee ebed ugu fiicneyd:
1. George Best (1963-1974)

2. Sir Bobby Charlton (1956-1973)

3. Ryan Giggs (1990-present)

4. Eric Cantona (1992-1997)

5. Peter Schmeichel (1991-1999)

6. Duncan Edwards (1953-1958)

7. Bryan Robson (1981-1994)

8. Denis Law (1962-1973)

9. Paul Scholes (1993-2013)

10. Cristiano Ronaldo (2003-2009)

Commentiga Hoose kusoo qor Warbixintaad rabto in laguu soo gudbiyo adigoo soo qoraayo Magacaaga iyo kooxda aad taageerto.
Caamiri SK
May 17, 2014 at 3:07 PM
Waxan ahay tagere man utd ah waxan idinka codsanaya inad iso gudbisan taarikhda laacibki wayna e Edger Davids ama david camole o u dheli jiray xulka qaranka holland iyo nadiga juventus
Caamiri SK
May 17, 2014 at 3:12 PM
Waxan codsanaya tarikhda playar-ki hore e juventus iyo xulka qaranka holland Edger Davids
Jafia Al-muslim
May 17, 2014 at 3:33 PM
Asc dhamaan shaqaalaha sharafta leh ee shabakada hiilkubad salan kadib waxaan idin ka codsanaaya taariqd noolaledka Captain Thiago Silva BRASIL AND PSG CAPTAIN
Anfield Road
May 17, 2014 at 11:15 PM
waxaan rabaa taarikhda liverpool iyo guulaha ay kagaadhay ciyaaraha mahadsanidin hiilkubad