Kadib Markii Xulka Italy Laga soo reebay Koobka Adduunka Mario Balotelli ayaa kasoo muuqday Hotel Loo Dalxiis Tago oo ku yaal Miami isagoo sigaar cabayo.
Mario ayaa waxaa dalxiiskiisa ku wehlineysay fiance Fanny Neguesha, haddaba hoos ka daawo sawirada dalxiiskaas.
Profile