Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Luis Suarez Oo Tababar Buuxa Qaatay Ka Hor Kulanka Ingiriiska Ee Koobka Aduunka Caawa

Sawiro: Luis Suarez Oo Tababar Buuxa Qaatay Ka Hor Kulanka Ingiriiska Ee Koobka Aduunka Caawa


Uruguay-training-session-ahead-England-match (1)
Luis Suarez ayaa diyaar u ah inuu wajaho xulka England kulan ka dhici doona Brazil waana kulankii labaad ee labada xul iyadoo ay xusid mudan tahay in labada xulba ay qabaan guuldarooyin ay ka kala heleen Costa Rica iyo Italy.

Si Kastaba labad xul ayaa qarka u saaran iney isaga haraan tartanka, ama ay halis galaan, ingiriiska ayaana ka naxay caafimaadka suarez oo diyaar u ah inuu caawa xulkiisa banaanka keeno.

Uruguay-training-session-ahead-England-match (2) Uruguay-training-session-ahead-England-match (3) Uruguay-training-session-ahead-England-match (4) Uruguay-training-session-ahead-England-match (5) Uruguay-training-session-ahead-England-match (6) Uruguay-training-session-ahead-England-match (7)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close