Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Luis Suarez Oo Laga Yaabo Inuu Safto Kulanka Xulkiisa La Yeelan Doono England Koobka Adduunka Isagoo Marayo Qaliin

Sawiro: Luis Suarez Oo Laga Yaabo Inuu Safto Kulanka Xulkiisa La Yeelan Doono England Koobka Adduunka Isagoo Marayo Qaliin


Luis Suarez ayaa dagaal loogu jiraa sidii uu uga qeyb qaadan lahaa kulanka ay xulkiisan Uruguay la yeelan doonaan dhigooda Egnland kadib markii qaliin looga sameeyey Jilbika Khamiistii Shalay Markii uu ku dhaawcmay tababarka Xulkiisa Uruguay.

Surgery: Suarez faces a race against time to be fit for the World Cup after going under the knife

Weeraryahanka Kooxda Liverpool  ayaa shaki la gelinaayey suurta gelinimada inuu cayaaro koobka Adduunka kadib markii uu ku dhaawacmay tababarka uu xulkiisa kula qaadanaayey Caasimadda Montevidoe Subixii hore ee khamiistii shalay.

Dhaawaca Suarez ayaa markii hore la sheegay inuu garoomadda uga maqnaan doono muddo bil laakiin war kale ayaa kaba yimid oo sheegaya inuu maqnaan doono kulanka ugu horeeya  Xulkiisa ay la yeelan doonaan Costa Rica oo ay iskula jiraan Group D.

Kooxaha Warbaahinta iyo taageerayaal ayaa isugu soo aruuray afaafka hore ee Isbitaalka la geeyey Xidigaan isagoo saaran kursiga cuuryaamiinta.

Swarm: A large crowd gather around Suarez as he leaves hospital in Montevideo after being operated on

Media scrum: Press wait outside the hospital where Suarez was being treated on Thursday

Dhakhtarka Xulka Qaranka Uruguay Alberto Pan ayaa lagu wadaa inuu maanta gelinka dambe shir Jaraa’id qabto isagoo faahfaahin dheeri ah ka bixin doono dhaawaca Suarez iyo waqtiga rasmiga ah oo uu caafimaadi doono.

Liverpool ayaa ku kalsoon inuu Suarez Heysto dhakhaatiir ku filan daaweyntiisa uusanna u baahneyn in loo diro dhakhaatiir ka socota kooxda Liverpool Laakiin ay si dhaw ula socon doonaan dhaawiciisa.

Inkastoo Suarez uusan safan doonin kulanka Xulkiisa uu la yeelan doono Costa Rice 14 June, laakiin waxaa la rajeenayaa inuu diyaar u noqdo Kulanka England ee lagu qaban doono San Paulo 19 June.

Stricken: Suarez had to be wheeled out of hospital on Thursday night after his operation

In the spotlight: The Liverpool striker is mobbed by fans as he leaves the hospital

Shock: The news of Suarez's injury came as a big surprise on Thursday morning

Transport: Journalists, photographers and fans surround the ambulance carrying Suarez

The scene: A view of the facade of the Medica Uruguaya hospital where Suarez was operated on


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Sawiro: Luis Suarez Oo Laga Yaabo Inuu Safto Kulanka Xulkiisa La Yeelan Doono England Koobka Adduunka Isagoo Marayo Qaliin

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 23, 2014 at 10:52 AM

    Waa waray maba socon karo miyaane odayga dhaawaciisa halis ayuu ubadanyahay ——get well soon suarez

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close