Xidigga Ganaaxa culus la dul dhigay Luis Suarez ayaa dib ugu laabtay wadankiisa Hooyo ee Uruguay kadib markii uu la kulmay ganaax adag oo niyad jab weyn ku riday. Dadweyne farabadan ayaa isu soo baxay wadooyinka Uruguay iyagoo muujiyey sida ay uga xun yihiin ganaaxaan, hadaba daawo sawiradaan
Profile