Home » Horyaalada » Bundesliga » Sawiro: Ka Hor Bilowga Bundesliga Xidigaha Bayern Munich Oo Loosoo Bandhigay Jamaahiirta

Sawiro: Ka Hor Bilowga Bundesliga Xidigaha Bayern Munich Oo Loosoo Bandhigay Jamaahiirta


14182_964232200260138_3015646826699498292_n

Sida dhaqanka ka ah garoonka Allianz Arena wuxuu bilowga xili ciyaareed walba soo dhaweeyaa xidigaha kooxda Bayern Munich ee diyaarka u ah iney kala qeyb qaataan halkanka ay u gali doonaan tartamada ay ka qeyb qaadan doonaan xili ciyaareedka kusoo fool leh.

Shalay oo sabti ah ayaana Jamaahiirta loosoo bandhigay sawiradaan iyadoo kooxda Bayern ay ku baahisay bogga xiriirka bulshada ee Facebook iyo website-keeda gaarka ah.

Tababare Pep Guardiola iyo wiilashiisa kasoo laabtay fasaxii koobka Aduunka ayaa ku kulmay Allianz Arena ka hor kulankii ay halyeeyada Man United iyo Bayern Munich ku ciyaarayeen garoonkaas.

Si Kastaba Pep Guardiola wiilashiisa oo wata (Afar Dhaliyow) Lewanodowski ayaa diyaar u ah iney si dhiiranaan ah ku wajahaan taratmada xili ciyaareedka bilowga ku dhaw.

15682_964232176926807_1497301538532895169_n 1554606_964232236926801_179263535120589233_n 1910642_964232413593450_2572419944980717897_n 10369900_964232870260071_3301987388491568381_n (1) 10369900_964232870260071_3301987388491568381_n 10385387_964232280260130_1122503046561751089_n 10410093_964232386926786_1631382115221920394_n 10474233_964232876926737_8397650387471403638_n 10509555_964232703593421_8701002479869641674_n 10523915_964232363593455_7542783293808712109_n 10524674_964232453593446_5436405312738959992_n 10527358_964232723593419_7460621356364353834_n 10547419_964232053593486_13262657707329820_n 10565060_964232030260155_3415926672186502132_n 10577144_964232143593477_5461999795599361543_n 10580172_964232736926751_7571003812838668062_n 10600596_964232600260098_3938009204369999574_n 10606498_964232866926738_1087355285797300476_n

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Close