Home » Maxaa Cusub » Sawiro: France Oo Xasuuqday Jamaica, Benzema, Matuidi & Griezmann Oo Goolal Isugu Faanay

Sawiro: France Oo Xasuuqday Jamaica, Benzema, Matuidi & Griezmann Oo Goolal Isugu Faanay


France 1

France ayaa xalay guul kusoo dhameysay kulamadii saaxiibtinimo ee ka hor koobka Aduunka markii ay xasuuqeen xulka awooda yar ee Jamaica kulan kusoo dhamaaday 8-0.

Karim Benzema, Blaise Matuidi & Antoine Griezmann ayaa min laba jeer shabaqa so taabtay sidoo kalana Olivier Giroud & Yohan Cabaye.

Sadex gool kaliya ayaa dhashay qeybta koowaad kuwaas oo ay kala dhaliyeen Cabaye, Matuidi & Benzema ayaana saxiixay goolal kala dhashay 17, 20, 38.

One down: Yohan Cabaye slides in to convert Olivier Giroud's knock-down for France's first goal

Sidoo kale Giroud ayaa goolkiisii ugu horeeyay dhaliyay daqiiqadii 53-aad ee ciyaarta, Benzema ayaa mar kale shabaqa soo taabtay daqiiqadii 63-aad ee ciyaarta.

Antoine Griezmann ayaa laba jeer oo is xigtay dhaliyay laba gool daqiiqadihii 77 & 89, inkastoo Blaise Matuidi uu ka horeeyay goolkiisa kaas oo yimid 66-aad.

Tababare Dechamps ayaa ka hadlay dhaawaca Frank Ribery kaas oo waayay booskiisa koobka Aduunka madaama uu dhaawac noqday.

“Wan ka xunahay inaan weyno xidiga ugu wanaagsan dunida waqtigaan, balse waxaan xamili donaa awoodiisa anagoo qaadeyna masuuliyadii saarneyd”

In form: PSG midfielder Blaise Matuidi was superb for France, scoring their second from just outside the box

Number three: Benzama celebrates his first, and France's third, as they thrashed Jamaica in Lille

Deadly: Benzema scored both his goals from the corner of the box cutting in from the left hand side

In control: Olivier Giroud linked well with Benzema, eventually converting a cross to make it four

Little master: Mathieu Valbuena was was excellent for France as part of a dangerous attacking trio

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close