iyadoo xalay xulka Germany uu ku guuleystay Koobka adduunka ee Brazil 2014 kadib markii gool uu daqiiqadihii ugu dambeeyey waqtigii dheeriga u dhaliyey Mario Gotze.
waxaan idiin soo gudbineynaa sawirii ugu macquulsanaa ee laga qabtay kulankii xalay oo dadka qaar ay ku farxeen halka qaar kalana ku fashilmeen.
\
Waa David Beckham iyo wiilashiisa oo xalay taageero u ahaa Xulka Argentina, waxayna ilowsiiyeen dhacadii koobka looga qaaday sanadkii 1998 ee Wadanka France Lagu qabtay.
Profile