Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 20-Jirada ayaa aadi doona Sudan, waxaana idiin soo aruurinay sawiradii ugu dambeeyay xulka Qaranka ay isugu diyaarinayaan tartankaas iyadoo uu hogaaminayo macalin u dhashay dalka Uganda kaas oo lagu magacaabo Goarge Semwengere.
DAAWO SAWIRADA: