Real Madrid ayaa hanatay Koobka UEFA Super Cup kadib markii ay 2-0 ku garaaceen kooxda Sevilla ee kala dhisan dalka Spain, CR7 ayaa noqday halyeyga ciyaarta iyadoo sidoo kale Gareth Bale uu si fiican kaga dhex muuqday ciyaarta.
Toni Kroos ayaa ciyaarta saameyn ku lahaa inkastoo James Rodriguez uusan soo bandhigin bandhigii Koobka Aduunka uu soo bandhigay.
DAAWO SAWIRADA DABAAL DAGA REAL MADRID:
wooooooooow naadiga nadiyada