Paris Saint Germain ayaa xalay guul ka gaartay Olympique Lyon Iyadoo ku garaacday 2-1, Edinson Cavani ayaana ahaa dhaliyaha labada gool ee PSG kaas oo mid rigoore ahaa balse kooxda ka dhisan caasimada dalka faransiiska ayaa u dabaal dagtay koobkeedii ugu horeysay xili ciyaareedkaan.
Daawo Sawirada Dabaal Daga PSG: