Kooxda Atletico Madrid ayaa 18-sano kadib ku guuleysatay koobka Horyaalnimada La Liga kadib markii ay dhibic qura ka qaateen Camp Nou kulan dhacay xalayto oo ay la ciyaareen Barcelona.
Diego Godin ayaa madax ku barbareeyay gool uu qeybtii hore dhaliyay Alexis Sanchez, taasoo ka dhigtay in Atletico Madrid ay sadex dhibcood oo nadiif ah ku qaado horyaalka Spain.
DAAWO DABAAL DAGGA JAMAAHIIRTA KOOXDA: