Home » Europe » Europe League » Sawiro: Daawo Dabaal Dagii Sevilla Ee Koobka Europa League

Sawiro: Daawo Dabaal Dagii Sevilla Ee Koobka Europa League


article-2628385-1DD93FC800000578-673_634x430

Kooxda Sevilla ayaa ku guuleysatay tartanka Europa League markeedii sadexaad taariikhda iyadoo ku biireysa kooxda Juve, Inter Milan & Liverpool oo ah kooxaha tirada ugu badan qaaday tartankaan.

Rigooreyaal 4-2 ayey kaga qaadeen kooxda Benfica xalay kulan xiiso badnaa oo ay gacan sareysay Benfica oo ka dhacay magaalada Torino gaar ahaan garoonka Kooxda Juventus.

DAAWO DABAAL DAGGA SEVILLA:

Sevilla 1 Sevilla 2 Sevilla 3 Sevilla

article-2628385-1DD9284F00000578-351_634x418 article-2628385-1DD9391100000578-318_634x423 article-2628670-1DD9453300000578-961_634x431

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close