Kooxda Gunners ayaa dabaal dag sameysay 9-sano kadib iyadoo 3-2 kaga qaaday Hull City koobka FA Cupka waxeyna kaga mahad celinayaan Aaron Ramsey oo caawinaad cajiib aheyd ka helay Olivier Giroud.
Arsenal lama dhihi karo abaar koob la’aan ayaa heysa oo markii ugu dambeysay oo ay koob qaado waxey aheyd xalay iyadoo qaaday FA Cupka,
Arsene Wenger ayaana sii joogi doona Arsenal isagoo kooxda ka saaray dhibaato ay ku jirtay mudo badan.
DAAWO SAWIRADA DABAAL DAGGA ARSENAL: