Home » Europe » Champions League » Sawiro: Atletico Madrid Oo Soo Gaartay Magaalada Lisbon Ka Hor Kulanka Finalka

Sawiro: Atletico Madrid Oo Soo Gaartay Magaalada Lisbon Ka Hor Kulanka Finalka


Touching down: Atletico Madrid boss Diego Simeone leads the side out as they land in Lisbon on Friday

Kooxda Atletico Madrid ayaa soo gaartay magaalada Lisbon ka hor kulanka ay la ciyaareyso Real Madrid Finalka Champions League Sabtida.

Kooxda heysata horyaalka Spain ayaa soo gaaray Magaalada Lisbon iyadoo uu hogaaminayo tababare Diego Simeone waxeyna ciyaarayaan finalka Champions League markii ugu horeyay taariikhdooda.

Weeraryahanka Atltico Madrid Diego Costa ayaa soo raacay kooxda kaas oo aan ilaa iyo haatan la ogeyn inuu safan karo iyo in kale.

All smiles: Atletico talisman Diego Costa (left) travelled with the squad to Portugal ahead of their final vs Real

Big blow: Costa (right) is a doubt for the Champions League final after injuring his knee last Saturday

History makers? Atletico are looking to win the Champions League for the first time in their history on Saturday

Safe hands: Goalkeeper Thibaut Courtois is looking to add the Champions League to his La Liga title

Boyhood dream: 18,000 Atletico supporters will be at Saturday's showpiece at the Stadium of Light

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close