Arsenal ayaa bilawday manta tababarkooda ugu horeeya oo ay ugu diyaar garoobayaan xili ciyaareedka soo aadan iyadoo tababare Arsene Wenger uu ku maqan yahay dalka Brazil isagoo howlo shaqo u jooga.
Macalinka reer France ayaa ka mid ah warbaahinta kasoo hadleysa Brazil ee tabineysa koobka Aduunka waxaana tababarka kasoo muuqday dhamaan xidigii aan ka qeyb galin koobka Aduunka.
Tababarka kooxda Gunners ay kaga soo muuqdeen waxaa dhinac socda iney labisan yihiin maaliyadaha ay sameysay shirkadda PUMA.
Flamini, Ramsey, Monreal, Gibbs, Sanogo iyo xidigo.
DAAWO SAWIRADA:
Profile