Home » Horyaalada » La liga » Sawiro: Ancelotti Oo Si Heersaro Ah Usoo Dhaweeyey Xidigiisa Cusub Ee Toni Kroos

Sawiro: Ancelotti Oo Si Heersaro Ah Usoo Dhaweeyey Xidigiisa Cusub Ee Toni Kroos


Satellite

Macalinka Kooxda Real Madrid Ancelotti ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey kooxda Real Madrid xidigooda cusub ee Toni Kroos oo si rasmi ah ugu biiray kooxda.

saacad kadib ayaa la filayaa in xidigaan saxaafada loo soo bandhigo qandaraaska uu kooxda la galay, mushaarka uu qaadan doono iyo numbarka uu u xiran doono Real Madrid.

sidaas darteed waxaan idiin ballan qaadeenaaa inaan daqiiqad daqiiqad idinkugu soo gudbino wararkii ugu dambeyey ee xidigaan hadduu Alle idmo.

Capture Capture.JPG3 Capture.JPG5 Capture.JPG6 Capture.JPG7

 

 

 

 

 

 

 

 

Close