Home » Horyaalada » La liga » Sawir: Luka Modric Oo Tinta Iska Jaray Kadib Markii Uu Horay U Balan Qaaday

Sawir: Luka Modric Oo Tinta Iska Jaray Kadib Markii Uu Horay U Balan Qaaday


Unrecognisable: Luka Modric (right) poses with hairdresser Miguel Siero after his dramatic haircut

Kubad sameeyaha xulka Croatia Luka Modric ayaa qaab kale kaga soo muuqan doona koobka Aduunka kadib markii xidigaan Los Blancos-ka ka tirsan uu iska jaray tintiisa isagoo oofiyay balan uu horay u qaaday.

Luka Modric ayaa balan ku qaaday inuu jari doono tintiisa hadii kooxda Madrid ay ku guuleysato koobkeeda 10-aad ee Champions League ka hor ciyaartii Finalka, balse riyadii rumowday darteed ayuu Modric balantii u oofiyay.

Modric sawirka waxaa kula jira tima jaraha caanka ah ee Miguel Siero kaas oo ah ninka timaha u jara xidigaha Ronaldo, Pepe & Bale.

Before: Modric celebrates with Gareth Bale and the Champions League trophy after Real Madrid's win

Luka Modric ayaa sawirkaan soo galiyay bogiisa Twitter-ka wuxuuna dhameystay 120-daqiiqo kulankii ay kooxdiisa 4-1 kaga taqalustay jabhadii Diego Simeone oo daal nafta uu ka qaaday.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close