Amin Arts oo ah Qabiir ku takhususay Xagga Sawir gacmeedyada siyaasadda, ayaa Bibaabay inuu sidoo kale sawiro ka sameeyo koobka adduunka ee ka socdo Brazil.
Arts-tahaan ayaa sawir gacmeed cajiib badan ka sameeyey kulankii xalay ay 2-0 Colombia uga adkaatay Uruguay waxaana labada gool qalinka ku duugey James Rodriguez oo noqday halyegii kulankaan.
Profile