Home » Europe » Europe League » Sawir: CAJIIB!!!! “Waligaa Sidaan Oo Kale Ma Aragtay” Laba Xidig Oo Sevilla Ka Tirsan Oo Sameeyay Sheeko Cusub

Sawir: CAJIIB!!!! “Waligaa Sidaan Oo Kale Ma Aragtay” Laba Xidig Oo Sevilla Ka Tirsan Oo Sameeyay Sheeko Cusub


article-2628385-1DD9391100000578-318_634x423

Kadib markii kooxda Sevilla ay xalay ku guuleystay koobka Europa League waxey garoonka Juventus ku dhex sameeyeen dabaal dag cajiib ah oo aad loola yaabay.

Kabtanka Kooxda Ivan Rakitic iyo  Daniel Carrico ayaana sheeko cusub ku dabaal keenay adigoo ka arki doona sawirka hoose.

 Daniel Carrico iyo Ivan Rakitic ayaana is shumiyay si ay ugu dabaal dagaan koobkooda, waana dhacdo aan ku badneen kubada cagta marka loo fiiriyo casriga haatan la jogo.

Kiss

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Sawir: CAJIIB!!!! “Waligaa Sidaan Oo Kale Ma Aragtay” Laba Xidig Oo Sevilla Ka Tirsan Oo Sameeyay Sheeko Cusub

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 15, 2014 at 8:45 AM

    Gaaalo iga dheh Ivan rakitic in uu Liverpool imaado ayaan jeclaan lahaa viva hiilkubad.com ——-waad hormarteen—–sln iyo hambalyo dhamaan hiilkubad wapka qatar waaye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close