Home » Maxaa Cusub » Samuel Eto’o Oo Cadaawad U Abuuraya Chelsea, Isagoo Ku Biiraya Koox Kale Oo London Ka Dhisan

Samuel Eto’o Oo Cadaawad U Abuuraya Chelsea, Isagoo Ku Biiraya Koox Kale Oo London Ka Dhisan


Chelsea's Samuel Eto'o in action

Weeraryahanka reer Cameroon ee Kooxda Blues Samuel Eto’o ayaa doonaya inuu cadaawad u abuuro kooxda uu haatan joogo xili kooxda ay iska fasaxday wuxuuna doonayaa inuu midkood Arsenal ama Tottenham ku biiro.

Xidigii hore kooxaha Barcelona, Inter Milan & Anzhi ayaa xurguf ay dhexmartay tababaraha haatan ee kooxda Chelsea Jose Mourinho iyagoo dhowr jeer isku weeraray saxaafada.

Si Kastaba heshiiska uu Eto’o kula joogay Chelsea ayaa soo idlaaday iyadoo kooxda ay iska fasaxday.

Eto’o oo hogaaminaya xulka Cameroon ee koobka aduunka ayaa doonaya inuu waji kale kala hor yimaado Jose iyo kooxdiisa Blues, midood Arsenal ama Tottenham ayuuna ku biirayaa.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close