Comments on: Sadex Xidig Oo Ajnabi Ah Oo Kasoo Muuqan Doona Horyaalka Soomaaliya Xili Ciyaareedkaan http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/ Mon, 22 Sep 2014 15:50:46 +0000 hourly 1 http://wordpress.org/?v=4.0 By: abdi kariim {sahal} http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-164 Sat, 19 Oct 2013 13:17:20 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-164 dhamaan waan salamayaa holwadaynada hiilkubad iyo wargeyska horyaal sports.
waana idinkaga ma,had celinayna howsha iyo sportiga somalia aad kor uqadaysan .

way fiican tahay sida wayn ay kooxaha isugu diyarinayaan horyaalka heerka kowaad.

hadii aan ka hadlo su,aasha oo ahayd cayartoyda ajanibta wax makusoo kordhin karaan .
jawaabtu waa maya .
maxaa yelay comerad malahan dalka.

]]>
By: Cfitaax http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-159 Sat, 19 Oct 2013 03:22:33 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-159 Asc dhamaaan asxaabta iyo howl wadenada wargeskan hormaray e hiilkubad dhaman waan idin salmayaa adinka iyo asxaabta kuxisaran wabkan salanta islaamka asalamu calekum waraxmatulahi wabarakatuhu salan kadin hadan ugudbo fakarkayga xaqiqdi wa mid lagu farxo waliba aad iyo aad in maanta horyalka somaliya ciyartoy ajnabi ah kaciyarto tasna waxay cadene in hormar balaaran u samenayo xirirka somaliyed balse waxan qaba in inbadan ajanid lagu tirsanaan e nadiwalba xadido ciyartow deda ajanibta si dhalinta mustaqbalka kuleh kuada somaliya xaqna uleh in ay ciyaran janis uhelan ayagana walmahadsan tihiin

]]>
By: Salaad http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-150 Fri, 18 Oct 2013 14:04:08 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-150 Ani waxaan aaminsanahay in la keeno dad aan wadanka u dhalan si khibradeena sports ay u wanaagsanaato maxaa yeelay faceyn wax waan la qeybsan weynay

]]>
By: Xasan http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-149 Fri, 18 Oct 2013 14:02:50 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-149 War Kaamilow waxay ka fiican yihiin wax la’aan ee mucaaradnimada iska dhaaf horumarkaan la gaaray faham

]]>
By: Aadan http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-148 Fri, 18 Oct 2013 14:01:37 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-148 Walaahi aad ayaan ugu faraxsanahay waxaan leeyahay Kuwa kale hala keeno

]]>
By: kaamil http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-147 Fri, 18 Oct 2013 14:01:15 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-147 waxay ku habooneyd in la keeno kuwo cad cad xeetahay kuwaan aan waxba na dhaamin kkkkkkkkkkkkk

]]>
By: Saadaq http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-146 Fri, 18 Oct 2013 13:59:25 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-146 arrintaan waa mid ka mid ah talaabada lagu horumari karo Soomaaliya hanoolaato

]]>
By: Abdisalan http://hiilkubad.com/sadex-xidig-oo-ajnabi-ah-oo-kasoo-muuqan-doona-horyaalka-soomaaliya-xili-ciyaareedkaan/#comment-145 Fri, 18 Oct 2013 13:48:22 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=4936#comment-145 marka hore waxaa salamaya dhaman umada soomaaliyeed meel walba ee ay duniada kaga nool yihin waxaan idin leyahay assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh salanta kadhib waxaan u arka fikrada maanta ka jirto somalia inay tahay fikrad calami ah oo aan hore somalida wax logo qaban wallahi sedexdan ciyariyahan ee kaso jeda wadanka kenya waxaan u arka inay wadankuda madama kenya ay tahay wadanka labad ee somali ay ku badbaado Aniga adinla hadlayo waxaan ku dhashay wadanka kenya somalina ma arkin waligay hadane waxan messageka idinka soo diraya wadanka mareykanka aad ayan ogo faraxsanahay 22 sano kadhib in wadankeyga lago qabto ciyar aad u farxaad galisa umada somaliyed Hiilkubad dhamanten aad ban idin salamay igana rali ahada mada aan afsomaliga sida loqoro anan aqoon u laheyn

]]>