Maanta oo axad ah 11-ka May 2014 waa maalinta ugu dambeysa horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedka 2013/2014, waxaana ciyaaraha dhamaan la wada ciyaari doonaa saacad qura, iyadoo sido kale kooxaha Liverpool iyo Manchester City ay ku tartamayaan hanashada horyaalka.
Manchester City ayaa dhibic qura u baahan si ay ugu guuleysato, hadaba saadaashii laga bixiyay kulamada ugu dambeeya maanta ee horyaalka Ingiriiska hoos ka eeg:
Cardiff 0-2 Chelsea
Fulham 1-2Crystal Palace
Hull 2-1 Everton
Liverpool 3-0 Newcastle
Man City 2-0 West Ham
Norwich 1- 1 Arsenal
Southampton 2-1 Man Utd
Sunderland 2-1 Swansea
Tottenham 2-0 Aston Villa
West Brom 1-2 Stoke