Madaama haatan lasoo gaaray kulamo kala baxa ah dabcan xulkii laga badiyo gurigiisa ayuu aadi doonaa waxaana isugu soo hareen 16-xul, waxaana xusid mudan in 8-ka mid ah xulalkan ay qaaradaha Waqooyiga iyo Koonfur Ameerika ka socdaan halka Yurub ay ku leeyihiin 6-dal sidoo kalena qaarada Afrika 2-xul ayaa matalayaan waxayna u muuqataan in sanadkan xulalka reer Laatiin Ameerika ay koobka aduubka ku awood roonaan rabaabn hadaba sadaal xiiso badan ayaa laga bixiyay xulalka wareega 8-aad u gudbi donaan fadlan hoos kaga bogo sadaashaan:
Brazil 2-2 Chile waxaa rigoorayaal kusoo bixi doonaan xulka Brazil.
Colombia 2-1 Uruguay
Holland 2-1 Mexico kadib waqtiga dheeriga ah markii lagu daro
Costa Rica 1-0 Greece
France 3-1 Nigeria
Germany 2-0 Algeria
Argentina 2- 0 Switzerland
Belgium 1-0 USA kadib waqtiga dheeriga ah markii lagu daro.
Hadaba aqriste adigana sadaashaada ka dhiibo waa muhiim.
haa waa sidaas
Belgium iyo Hollamd waxaan filaya wakhti dheerad ah u ma bahna 90 min ku dhamaysanayan guushooda