Tartanka koobka aduunka kaabiga ayuu nagu soo hayaa waxaana maalin walbo wax laga qoraa sheekooyin ku saaban tartanankan xiisaha badan oo dalka Brazil ka bilaaban doono bartamaha bisha June ee nagu soo fool leh sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa xog laga qoray xidigaha ku guuleesan karaan kabaha dahabka koobka aduunka madaama weeraryahanada aduunka ugu wanaagsan tartankan xiisaha badan ka qayb qaadan doonaan waxaana sadaal culus laga bixiyay xidigaha calfan karaan gool dhalinta FIFA 2014 iyadoo xidig walbo loo kuur galiyay meelaha uu ku wanaagsan yahay iyo qaabka uu kabaha dahabka ku qaadan karo waxaana naga xasuusin ah in kabaha dahabka koobka aduunka uu haaatan heesto Thomas Mulller oo sanadii 2010 ku guuleestay asigoo xulka Jarmalka u cayaarayo, hadaba hoos kaga bogo shaqsiyaadka la aaminsan yahay inay sanadkan ku guuleesan karaan gool dhalinta FIFA World Cup 2014:
No. | Cayaaryahan | Sadaasha uu ku qaadi karo gool dhalinta |
1. | Lionel Messi (Argentina) | 91% |
2. | Cristiano Ronaldo (Portugal) | 87% |
3. | Neymar (Brazil) | 87% |
4. | Luis Suarez (Uruguay) | 83% |
5. | Sergio Aguero (Argentia) | 83% |
6. | Gonzalo Higuain (Argentina) | 80% |
7. | Diego Costa (Spain) | 80% |
8. | Robin Van Persie (Holland) | 75% |
9. | Karim Benzema (France) | 75% |
10. | Thomas Muller (Germany) | 70% |
11. | Romelu Lakuku (Belgium) | 67% |
12. | Mario Balotelli (Italy) | 67% |
13. | Rademal Falcao (Colombia) | 64% |
14. | Wayne Rooney (England) | 64% |
15. | Fred (Brazil) | 60% |
jokarka blues
April 26, 2014 at 2:09 PM
Waxaa ka maqan torres
dahir
April 26, 2014 at 4:04 PM
dieg costa
CABDIBAASID CIGE
April 26, 2014 at 10:11 PM
WAXAAN DOONAYAA INUU RONALDO QAADO LAAKIIN WAXAAN CODSANAYAA INAAD SOO QORTAAN HALYEEY ZIDANE IYO GUULIHII UU KAGAADHAY KUBADA CAGTA