Horyaalka England todobaadkan waxa la cayaari doonaa kulamo xiiso badan oo lagu kala ogaan karo dabcan kooxaha heerka labaad u labaan doonaan naadiga horyaalka hanan karto iyo dabcan kooxaha sanadka dambe tartamada Yurub ka qayb qaadan doonaan, marka laga reebo kulanka todobaadkan la cayaari doono waxaa Premiership-ka ka harsanaan doono hal kulan oo qura sidaa darteed horyaalka ayaa goor dhow lasoo gaba gabeyn doonaa, guud ahaan waxaan idiin heynaa kulamad 37-aad ee Premiership-ka England iyo sadaasha laga bixiyay fadlan hooskaga bogo:
West Ham 1-1 Tottenham
Aston Villa 2-0 Hull
Man Utd 2-0 Sunderland
Newcastle 2-1 Cardiff
Stoke 2-1 Fulham
Swansea 1-1 Southampton
Everton 0-2 Man City
Kulamada Axada
Arsenal 3-0 West Brom
Chelsea 2-0 Norwich
Kulanka Isniinta
Crystal Palace 1-4 Liverpool