Home » Maxaa Cusub » Saaxiibtinimo Qaali Ah: Laba Ka Tirsan Xidigaha Man United Oo Funanadaha Kala Badashay Xalay + Sawir

Saaxiibtinimo Qaali Ah: Laba Ka Tirsan Xidigaha Man United Oo Funanadaha Kala Badashay Xalay + Sawir


Screen Shot 2014 05 18 at 8.57.36 AM Man United teammates Robin van Persie & Antonio Valencia swap shirts after Holland 1   Ecuador 1 [Instagram]

Xalay Xulalka Holland iyo Ecuador ayaa kulan saaxiibtinimo ciyaaray kulan xiiso lahaa oo ka dhacay dalka Holland waxaana natiijada ciyaarta ay noqotay 1-1, Robin Van Persie ayaana guuldaro ka badbaadiyay xulka Oranje.

Kadib Dhamaadkii Kulanka Xidigaha Manchester United Robin Van Persie iyo Antonio Valencia ayaana kala badashay maaliyadaha iyagoo ku sugan qolka Labiska.

Sida aad sawirk kore ka arki labadaan xidig ayaa ah saaxiibo ka wada tirsan Man United waxeyna labaduba xulalkooda u matali doonaan Koobka Aduunka.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close