Kubada cagta xili walbo waxaa kasoo muuqdaan shaqsiyaadka magacooda caalamka oo idil ku baaho inkastoo Roberto Carlos uu daaafac ahaa hadana waayihii quruxda badnaa wuxuu awood u yeeshay inuu ka magac dheeraado weeraryahano badan xitaa abaal marinada aduunka ugu qaalisan ayuu ku guuleestay una tartamay cayaaryahanka aduunka ugu wanaagsan, Carlos ilaa haatan waa halyee miisaan culus ku leh kubada cagta wuxuuna xiligiisii ugu wanaagsanaa inta badan kusoo qaatay naadiga Real Madrid iyo xulka Brazil, inkastoo uu garoomada sanado ka hor faarujiyay hadana hadal heyntiisa dhamaato sidaa darteed hoos kaga bogo macluumaadka xiisaha badan ee ruug cadaagan ku saabsan:
Magaciisa oo dhameestiran: Roberto Carlos da Silva Roch
Hantida lacag ahaan ee uu heesto: $40 Million
Xiliga uu dhashay: April 10, 1973
Goobta uu ku dhashay: Garça, São Paulo, Brazil
Da’diisa: 40 sano
Kulamada uu xulka Brazil u saftay: 125-kulan, 11-gool
Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu Carlos ku guuleestay:
Palmeiras:
Campeonato Brasileiro Série A (2): 1993, 1994
Campeonato Paulista (2): 1993, 1994
Torneio Rio-São Paulo (1): 1993
Real Madrid:
La Liga (4): 1997, 2001, 2003, 2007
Supercopa de España (3): 1997, 2001, 2003
UEFA Champions League (3): 1998, 2000, 2002
Intercontinental Cup (2): 1998, 2002
UEFA Super Cup (1): 2002
Fenerbahçe:
Turkish Super Cup (2): 2007, 2009
Brazil:
FIFA World Cup: 2002, Silver 1998
Copa América: 1997, 1999, Silver 1995
FIFA Confederations Cup: 1997
Olympic Games: Bronze 1996
CONMEBOL Men Pre-Olympic Tournament: 1996
Umbro Cup: 1995
Lunar New Year Cup: 2005
Biladihii Ugu muhiimsana ee uu Roberto ku guuleestay:
FIFA World Player of the Year: 1997 (bilada qalinka 2-aad)
FIFA World Cup All-Star Team (2): 1998, 2002
UEFA Defender of the Year (2): 2002, 2003
UEFA Team of the Year (2): 2002, 2003
ESM Team of the Year (7): 1996–97, 1997–98, 1999–00, 2000–01, 2001–02, 2002–03, 2003–04
Golden Foot: 2008
FIFA 100