Home » Maxaa Cusub » RIYO: Man United Oo 220 Malyan Ku Qarash Gareyn Doonta Suuqa Kala Iibsiga (Yaa Ku Jira Liiska)

RIYO: Man United Oo 220 Malyan Ku Qarash Gareyn Doonta Suuqa Kala Iibsiga (Yaa Ku Jira Liiska)


united

In la isku helo maahan wax fudud balse tan iyo markii la magacaabay tababare Louis Van Gaal suuqa kala iibsiga Manchester United ayaan sal laheyn waxaana Van Gaal uu doonayaa inuu badalo kooxdii dhimatay ee Man United isagoo sagaal xidig bartilamameed ka dhiganaaya.

Manchester United ayaa la amaaminsan yahay iney ku dhawdahay saxiixa da’yarka reer Ingiriis Luke Shaw kaas oo ay kooxda kusoo qaadan doonto 27 Malyan oo Pound.

Sidoo kale 8-ciyaariyahan ayaa liiska ugu jira macalin Louis Van Gaal:

1. Cesc Fabregas

2. KOKE

3.  Matts Humels

4. Strootman

5. Mianda

6. William Carvalho

7. Jordy Clasie

8. Daley Blind 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close