Home » Maxaa Cusub » RIKOOR XUMO: Manchester United Oo Lix Guuldaro Ka Heshay Markii Ugu Horeysay Kooxaha Dariska La Ah

RIKOOR XUMO: Manchester United Oo Lix Guuldaro Ka Heshay Markii Ugu Horeysay Kooxaha Dariska La Ah


United Loss

Layaab ma lahan in Manchester United ay xili ciyaareedkaan jabiso rikooro hoos u dhac ah madama kooxda ay ku jirto kaalinta 7-aad waana markii ugu horeysay oo ay heerkaan oo kale gaarto mudo 24-sano ah balse haatan waxaa David Moyes uu dhigay rikoor nasiib daro ah.

Manchester United ayaa noqotay kooxda kaliya ee ka mid ah kooxaha ugu waaweyn England taas oo lumisay lix kulan iyadoo guuldarooyin ka heshay kooxaha dariska la ah ee ka dhisan Koonfur Galbeed dalka Ingiriiska.

Liverpool, Everton iyo Manchester City ayaa ka xayuubsaday Manchester 18-dhibcood taasoo ka dhigan in markii ugu horeysay ay Manchester United soo wajahday ceebta intaan la eg.

Sidoo kale waa markii ugu horeysay oo ay Man United guuldarooyin minanka iyo martiba ka hesho hal xili ciyaareed kooxda ka dhisan gobolka Mereyside-ka ee Liverpol, sidaas si la eg Everton ayaa guuldaro laba leexdin ah ku dhajisay Man United tan iyo xili ciyareedkii 1969-1970.

Inkastoo xaalada Man United ay iska liidato hadana waa wax culus in Jamaahiirta Man United ay adkeysi u yeeshaan xaalada ay gashay kooxda taasoo jabisay rikooro aan loo baahneyn.

Everton 2 – 0 Man United

In control: Everton winger Kevin Mirallas puts his side 2-0 up against United at Goodison Park

Man United 0 – 1 Everton

Magic moment: Bryan Oviedo scored the only goal against United in December to hand Everton their first win at Old Trafford since 1992

Manchester City 3 – 0 Manchester United

Easy does it: Manchester City midfielder Yaya Toure scores his side's final goal in their 3-0 win against rivals United at Old Trafford

Manchester United 4 – 1 Manchester City

Danger man: Manchester City striker Sergio Aguero celebrates scoring his side's opening goal in his side's 4-1 victory over United

Liverpool 1 – 0 Man United

Bad start: Daniel Sturridge's header gave Liverpool a 1-0 win against United back in September

Man United 0 – 3 Liverpool

Passion: Gerrard celebrates scoring his side's second goal from the spot during a memorable afternoon for Liverpool fans

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close