-
-
Facebook – 23 Millions +
-
-
Markale waxaan idiin heynaa barnaamijkii aan kaga hadleenay hantida ay leeyihiin xidigaha ugu caansan caalamka maantana waxaan gorfeyn doonaa kubad sameeyaha xulka Brazil iyo naadiga AC Milan Ricardo Kaka hatida uu leeyaya mushaarka uu qaato iyo daqliga uu heesto waxaana naga soo codsaday inaan Kaka xogtiisa soo baarno aqristaheena sharafta badan ee lagu magacaabo Ali Mohamed Warsame, fadlan macluumaadka Kaka oo dhameestiran hoos kaga bogo:
Ricardo Kaka hantida uu heesto lacag ahaan- $70 million
2012-13 daqligii soo galay: $13.8 M
Mushaar/Guno – $8M
Xayeysiinta daqliga kasoo galo: $5.5 M
Shirkadaha ugu caansan ee uu la shaqeeyo: Adidas, Pepsi
Da’diisa: 31-jir
Ricardo Kaka xili cayaareedkii 2003/04 ayuu halmar qaarada Yurub qabsaday markii uu Milan u qaaday Serie A-da sidoo kalena uu wacdaro lala yaabay soo bandhigay sidoo kale sanadii 2007 ayuu Mulan kula guuleestay koobka horyaalada Yurub balse sanadii 2009 kooxda Real Madrid ayaa ku iibsatay $67 Million.
Kaka iyo mushaaraadkiisa kala duwan:
Real Madrid: 2009- 2013: €9 million
Ricardo Kaka iyo shirkadaha uu la shaqeeyo:
xidigan wuxuu la shaqeeyaa shirkado kala duwan oo ay ka mid yihiin Adidas, PepsiCo, Sony iyo kuwo dalkiisa hooyo ku yaalaan wuxuuna sanad walbo ka qataa $5.5 Million.Sida muuqato muuqaalka midig Kaka wuxuu ku leeyahay barta Facebook taageerayaal gaarayo 23-milyan halka Twitter-ka uu ku leeyahay 16-milyan!
Ricardo Kakaiyo guriga uu magaalada Madrid ku leeyahay
Qiimaha uu gurigiisa ku fadhiyo: 7 MILLION EUROS
Goobta uu ku yaalo: La Finca, Madrid
Profile