Home » Maxaa Cusub » Rasmi: Xulka Switzerland Oo Magacaabay 23-ka Xidig Ee Kaga Qeyb Galaya Koobka Aduunka

Rasmi: Xulka Switzerland Oo Magacaabay 23-ka Xidig Ee Kaga Qeyb Galaya Koobka Aduunka


Switzerland

Tababare Ottmar Hitzfeld ayaa go’aan qaatay isagoo magacaabay 23-kiisa xidig ee kaga qeyb galaya koobka Aduunka ee Brazil ka dhici doona bilaha June iyo July inkastoo uu sii magacowday liis dhaxal sugayaal ah oo sugi doona xanuunka xidigaha xulka Switzerland ee la magacaabay.

Liiska Xulkaan waxaa ku jira magacyo waaweyn sida: Xherdan Shaqiri oo ka tiran Bayern Munich, Daafacyadii hore Kooxda Arsenal Sendros iyo Djourou kuwas oo haatan Valencia iyo Hamburg u kala ciyaara.

Kubad sameeyaha Napoli Behrami ayaa ka mid ah liiska.

Fifa ayaana u qorsheysay in 2-da June uu xul walba soo gudbiyo liiskiisa kama dambeysta ah.

Liiska Oo Dhameystiran:

Goolhayayaasha: Diego Benaglio (Wolfsburg), Roman Bürki (Grasshopper), Yann Sommer (Basel)

Daafacyada: Johan Djourou (Hamburg), Michael Lang (Grasshopper), Stephan Lichtsteiner (Juventus), Ricardo Rodríguez (Wolfsburg), Fabian Schär (Basel), Philippe Senderos (Valencia), Steve von Bergen (Young Boys), Reto Ziegler (Sassuolo)

Khadka Dhexe: Tranquillo Barnetta (Frankfurt), Valon Behrami (Napoli), Blerim Džemaili (Napoli), Gelson Fernandes (Freiburg), Gökhan Inler (Napoli), Xherdan Shaqiri (Bayern Munich), Valentin Stocker (Basel), Granit Xhaka (Borussia Mönchengladbach)

Weerarka: Josip Drmić (Nürnberg), Mario Gavranović (Zürich), Haris Seferović (Real Sociedad), Admir Mehmedi (Freiburg)

XIDIGAHA DHAXAL SUGAYAASHA:

Goolhaye: Marwin Hitz (Augsburg)

Dafaca: Timm Klose (Wolfsburg), Silvan Widmer (Udinese)

Khadka Dhexe: Fabian Frei (Basel), Pajtim Kasami (Fulham), Pirmin Schwegler (Frankfurt)

Weerarka: Eren Derdiyok (Leverkusen).


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close