Home » Maxaa Cusub » RASMI: Shabakadda Goal Oo La Saxiixatay Tababare Diego Simeone!! Fahan Dulucda Sheekada

RASMI: Shabakadda Goal Oo La Saxiixatay Tababare Diego Simeone!! Fahan Dulucda Sheekada


Simeone

Tababaraha Kooxda Kubada Cagta Atletico Madrid ayaa ka mid noqon doona wariyayaasha ama falanqeeyayaasha Shabakadda Goal kaga soo warami doona dalka Brazil mudada koobka Aduunka.

Goal ayaa sameyn doonta falanqeyn ku aadan tartankaan dhamaan kulamada iyadoo macalinka Atletico u qaaday horyaalkoodii ugu horeeyay tan iyo 1996-dii uu shaqo cusub bilaabi doono.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close