Ac Milan oo xili ciyaareed xun ku jirta ayaa soo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaareyso xili ciyaareedka soo aadan waxaana muuqaalka kasoo muuqday 6-xidig oo la filayo iney kusii nagaan doonaan kooxda xiliga dambe.
Funaanadaan waxaa sameeyay shirkadda Nike waxaana la shaaciyay labada maaliyad ee ay ku ciyaari doonto Minan iyo Marti, Ricky Kaka, Robinho, Gabriel, El Shaarawy, De Jong iyo Honda ayaana kaso muuqday.
Sida badan xidigaha lagu soo bandhigo maaliyadaha xili ciyaaredka waa kuwa loo badinaayo iney kusii nagaan doonaan kooxda.