Home » Africa » RASMI: Liiska Xulka Qaranka Soomaaliya Dhalinyarada Da’doodu Ka Hooseyso 20-Jirada Oo La Shaaciyay

RASMI: Liiska Xulka Qaranka Soomaaliya Dhalinyarada Da’doodu Ka Hooseyso 20-Jirada Oo La Shaaciyay


???????????????????????

Xulka Dhalinyarada Soomaaliya ee 20-jirada ayaa aadi doona Dalka Sudan iyagoo kulan loogu soo baxayo tartanka African Youth ee sanadka soo aadan ka dhici doona Senegal la yeelan doona Dhalinyarada Xulka Sudan.

Xidigahaan 20-jirada ah ayaa laga soo xulay kooxaha heerka koowaad iyo labaad ee dalka waxaana ay mudo tababar ku sameynayeen garoonka Banaadir Stadium ee Dagmada C/casiis gobolka Banaadir.

Ugu dambeyntii iyadoo la gaaray xiligii safarka oo berito [Talaado] ku beegan ayaan helany Liiska 18-ka xidig ee uu macalinka u dhashay dalka Uganda ee leylin doona xulka qaranka uu xushay.

Liiska Ayaana Sidaan ah:

1- Awees Xaaji Amiin ( Saxafi)

2-Yaasiin Maxamed Idiris ( Heegan)

3- Baasi Maxamed Baana  ( Jeenyo)

4- Deeqa  Cabdullahi Nuur Aaryo ( Heegan)

5-Maxamed Axmed Maxamuud  Larson ( Heegan)

6-Max’ud Cabdi Nuur Max’ed Mayman ( Jeenyo)

7- Bashiir Aadan Iimaan ( Horseed)

8- Xasan Cabdi Nuur Gesey ( Jeenyo)

9-Cabdirisaaq Cali Maxamed ( Banadir Sports Club)

10-Cabdiraxmaan Xasan Cusmaan ( Banadir Sports Club)

11-Cabdicasiis Maxamed catosh ( Jeenyo)

12-Cabaas Amiin Maxamed ( Horseed)

13- Cabdi kariin Cabdalla Max’ud (Horseed)

14- Mustaf Khaalib Xuseen  ( Fc Banadir)

15-Shaafici Cabdi Faarax ( Horseed )

16-Cabdi Xuseen Axmed  ( Horseed )

17-  Mustaf Cali Ibraahin ( Horseed )

18-Axmed Cabduqaadir Dayib Saqiir( Heegan)

Macalinka Xulka: Goarge Semwengere (Uganda)

Macalin Labaad: Saalax Faarax Muxudiin (Somali)

Macalinka  goolhayayaasha: James Magala (Uganda


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close