Home » Horyaalada » La liga » RASMI: Goolhaye Claudio Bravo Oo Soo Gaaray Barcelona Si Uu Tijaabo Caafimaad U Maro (+Sawiro)

RASMI: Goolhaye Claudio Bravo Oo Soo Gaaray Barcelona Si Uu Tijaabo Caafimaad U Maro (+Sawiro)


bRAVO

Kabtanka Xulka Chile Claudio Bravo ayaa soo gaaray kooxda Barcelona si uu maanta tijaabo caafimaad u maro una saxiixo heshiiska uu kooxda Barcelona kaga mid ahaanayo sanadaha soo aadan.

Goolhayahaan ayaa noqonaya xidigii sadexaad ee ay Barcelona lasoo saxiixato xagaagan iyo goolhayihii labaad ee xagaagan ay lasoo saxiixato.

Bravo ayaa wacdaro ka dhigay koobka Aduunka isagoo hogaaminaya wiilasha Chile inkastoo xulkiisa wareega 16-ka ay kaga hareen markii ay rigorayaal ku qasaariyeen Brazil.

31-jirkaan ayaa ka mid ahaa kooxda Real Sociedad wuxuuna ka mid noqon doonaa Barcelona saacadaha soo socda.

DAAWO SAWIRADA BRAVO

2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_20-Optimized.v1404672028 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_19-Optimized.v1404672022 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_18-Optimized.v1404672016 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_17-Optimized.v1404672011 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_14-Optimized.v1404672004 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_02-Optimized.v1404671974 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_03-Optimized.v1404671980 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_05-Optimized.v1404671986 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_06-Optimized.v1404671991 2014-07-06_CLAUDIO_BRAVO_07-Optimized.v1404671997 bRAVO

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close