Sida caadiga ah mar kasta waxaan idiin soo gudbinaa hantida ay leeyihiin xidigaha magaca ku leh Sports, waxaana si jadwaleysan uga jawaabnaa codsiyada akhristayaasha sida ay u kala horeeyaan, haddaba maanta waxaan nasiibka yeeshay akhristihii dalbaday Falcoa waana sida hoos ku qoran.
Hantida uu Leeyahay : 55 Million
Date of Birth : February 10, 1986
Wadanka/Meesha Dhalshada : Santa Marta, Colombia
Ilaha dhaqaalah: : kubadda Cagta ayuu ka xamaashaa.
Xul/Koox/: Colombia , AS Monaco FC
Da’da Xidiga : 28 Year Old
Xaaskiisa: Lorelei Taron
Taariikhdiisa Cayaareed oo kooban
Ramadel Falcoa oo u dhashay Dalka Colombia ayaa bilaabay xirfadiisa Sports 1999 markaas oo uu u saftay kooxda “Lanceros Boyacá” Maatana wuxuu ka mid yahay xidigaha ugu taajirsan aduunka, wuxuuna ku keensaday dadaalkiisa iyo howlkarnimadiisa waana mida keentay inay isku dagaalaan kooxaha ugu waaweyn adduunka, Laakiin wuxuu ku guuleystay inuu noqdo xidig wanaagsan markii uu ku biiray kooxda ka dhisan Wadanka Argetina “River Plate” Halkaas oo uu ku dhaliyey 34 gool, 90 Kulan. 28 Jirkaan ayaan hadda ah mid kamid ah xidigaha looga doodoonis badan yahay qaaradda yurub.
Waxqabadkiisa Ugu Muhiim
Noloshiisa Gaarka ah:
Falcao wuxuu guursaday fanaanada caanka ah ee reer Argentina Lorelei Taron horaantii sanadkii 2013, cunugiisa ugu horeeyana wuxuu ku dhashay Princess Grace Hospial oo ku yaal LA Colle, Monoca 13 August 2013, Diinta uu heystana waa Christian.
Waa Gaariga Uu Leeyahay Falcoa Nuuciisana Waa (Ferrari 458 Italia Red Edition)
Profile