Macalin Rafeal Benitez dhawaan wuxuu sheegay inuusan wax badan ka badali doonin Line Up-ka kooxda Real Madrid xili cayaareedka dambe.
Balse haatan waxaa daaha laga qaaday in macalinkan uu garoonka Bernabue keeni doono ugu yaraan 6-cayaaryahan oo qaarada Yurub siweyn looga qadariyo.
Sida darteed David De Gae ayaa noqon doono saxiixa ugu horeeyo ee Madrid imaan doono madaama goolhayahan uu doortay Real Madrid lana filaayo in arinkiisa lasoo afjaro.
Hadaba hoos kaga bogo saxiixyada ay Real Madrid calaameesatay inay xagaagan gacanta kusoo dhigto:
6) Sergio Aguero, Manchester City
5) David De Gea, Manchester United
4) Laurent Koscielny, Arsenal
3) Eden Hazard, Chelsea
2) Diego Costa, Chelsea
1) Raheem Sterling, Liverpool