Home » Maxaa Cusub » Qiimeyn Lagu Sameeyay 20-Kii Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsanaa Ebd Xirtaan Maaliyada Xulka Brazil

Qiimeyn Lagu Sameeyay 20-Kii Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsanaa Ebd Xirtaan Maaliyada Xulka Brazil


Pelle

Xiriirka kubada cagta cagta Brazil taariikh ahaan xidigo badan ayay fursad u siiyeen inay xulkan matalaan sidoo kalena xulkan waa dalka ugu guulaha badan koobka aduunka madaama ay 5-jeer ku guuleesteen sidaa darteed waxaa shaaca laga qaaday qiimeyn lagu sameeyay 20-kii weeraryahan ee ugu wanaagsana ebid kuwaas oo xirtaan maaliyada xulkan awooda badan, hana iloobin inay xulkan soo mareen laacibintii ugu wanaagsanaa ee dunida kubada cagta soo mareen, hadaba wax badan ka ogaaw liisk 20-ka weeraryahan ka kooban iyo sida ay qiimeyntan ugu kala sareeyaan waxaana lagu saleeyay weeraryahan walbo wixii uu xulkiisa u qabtay:

20. Serginho Chulapa: 20-kulan, 8-gool

19. Adriano: 48-kulan, 27-gool

18. Robinho: 92-kulan, 27-gool

17. Luis Fabiano: 45-kulan, 28-gool

16. Edmundo: 39-kulan, 10-gool

15. Reinaldo: 39-kulan, 14-gool

14. Ademir: 39-kulan, 32-gool

13. Bebeto: 75-kulan, 39-gool

12. Vava: 20-kulan, 15-gool

11. Roberto Dinamite: 38-kulan, 20-gool

10. Arthur Friedenreich: 23-kulan, 10-gool

9. Careca: 64-kulan, 30-gool

8. Heleno de Freitas: 18-kulan, 19-gool

7. Tostao: 54-kulan, 32-kulan

6. Zizinho: 53-kulan, 30-gool

5. Leonidas Da Silva: 15-kulan, 16-gool

4. Jairzinho: 81-kulan, 33-gool

3. Romario: 70-kulan, 55-gool

2. Ronaldo: 98-kulan, 62-gool

1. Pele: 92-kulan, 77-gool!!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close