Home » Maxaa Cusub » Paul Pogba Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Paul Pogba Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)


 

Pogba

21-jirka khadka dhexe kaga cayaaro xulka France iyo naadiga Juventus Paul Pogba waxaa lagu tilmaamaa xidig kubada cagta mustaqbal wanaagsan ku leh waayo asigoo aad u dhalin yar ayuu caalamka isbaray haatana awooda uu kubada cagta ku leeyahay ma ahan mid la qarin karo sidoo kale Pogba ayaa wacdaro ka dhigaayo koobka aduunka wuxuuna xulkiisa France lasoo gaaray wareega 8-aad tartankan oo haatan si habsami ku dheehan uga socdo dalka Brazil, sidaa darteed waxaan idiin heynaa macluumaad u gaar ah Pogba fadlan hoos kaga bogo:

Pogba hantida uu heesto: $25.4 Million

Da’diisa: 21-sano

Goobta uu ku dhashay: Lagny-sur-Marne, France

Gulihii ugu weynaa ee uu Pogba Gaaray:

Juventus:

Serie A (2): 2012–13, 2013–14

Supercoppa Italiana (2): 2012, 2013

France U-20

FIFA U-20 World Cup (1): 2013

Bilada Shaqsi Ahaaneed Ee Uu Pogba Ku Guuleestay

FIFA U-20 World Cup Golden Ball (1): 2013

Golden Boy: 2013


Close