Home » Maxaa Cusub » Ozil oo 1-pizza £50 ka Bixiyay Sidoo Kalena Gaarigiisa Meel Qaldan Dhigtay!
Ozil oo 1-pizza £50 ka Bixiyay Sidoo Kalena Gaarigiisa Meel Qaldan Dhigtay!
Waxaa Qoray: Abbas Ali Hassan
Taariikhda: October 3, 2013
kadib markii Mesut Ozil uu goolkiisii ugu horeeyay kooxdiisa Arsea u dhaliyay sidoo kalena uu si wanaagsan ula qabsaday nolosha magaalada London xidigan ayaa u dukaameesi tagay bartamaha magaalada London asigoo wato gaarigiisa qaaliga ah.
xidigan oo aad u jecel Pizza-ha lagu gado bartamaha London ayaa gaarigiisa raaxada soo qaatay wuxuuna dukaan ka gatay Pizza qaali ah oo lacagtiisa lagu sheegay £50, madaama Ozil uu ka mid yahay xidigaha ugu mushaarka badan Premier League waxba uma arko lacagta uu bixiyay!
![Ozil leaves with a pizza... but what's that in that bag? A bottle of Coke? [ISO IMAGES]](http://images.dailystar-uk.co.uk/dynamic/58/photos/869000/32869.jpg)
Ozil oo kasoo baxaayo dukaanka kadib markii uu soo adeegtay balse laacibkan ayaa qalad galay waayo gaarigiisa wuxuu dhigtay goob aan ku habooneyn laakiin nasiib wanaag lama ganaaxin madaama uu yahay shaqsi ku cusub nolosha magaalada London waxaa loo sheegay inaysan ahayd goobti ku habooneyd halkii uu dhigtay gaarigiisa qiimo ahaan joogo £150,000!
![You can't park there, Mesut! [ISO IMAGES]](http://images.dailystar-uk.co.uk/dynamic/58/photos/867000/32867.jpg)
Mesut halkan ma ahan meel Parking ah!
![Ozil prepares to leave in his £150,000 sports car [ISO IMAGES]](http://images.dailystar-uk.co.uk/dynamic/58/photos/873000/32873.jpg)
Ozil oo isku diyaarinaayo inuu baxo loona ogolaaday inuu gaarigiisa £150,000 joogo ku mushaaxo
Like this:
Like Loading...
Profile