Home » Horyaalada » League 1 » Muuqalka Maanta: Zlatan Ibrahimovic Oo Dhaliyay Goalkii Ugu Quruxda Badnaa Horyaalka Faransiiska

Muuqalka Maanta: Zlatan Ibrahimovic Oo Dhaliyay Goalkii Ugu Quruxda Badnaa Horyaalka Faransiiska


Maalin Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad waa barnaamijkii aan ugu tala galnay inaan maalin walba kusoo gudbino Muuqaal Xusuus Leh isla markaana, xiiso galin kara akhristayaasha.

Muuqaalka Maanta: Weeraryahanka Kooxda Paris Saint Germain Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay goal caaqibo leh kulankii kooxdiisa ay xalay 4-0 ku garaacday Bastia kulan ka tirsan League 1-ka Faransiiska.

Flick! Zlatan Ibrahimovic scored another audacious goal for Paris Saint-Germain on Saturday

Force: The striker held off his marker with ease while back-heeling magnificently

Zlatan

Zlatan Ibrahimovic ayaa sida muuqata ciribta ku dhaliyay goal caaqibo leh kaas oo aad loogu riyaaqay waana mid ka mid ah goolashii ugu quruxda badnaa ebid laga dhaliyo horyaalka Faransiiska.

 Nala Daawo Muuqaalka Goalka

32-jirkaan kabtanka u ah xulka Sweden ayaa xalay sidoo kale xirnaa calaamada hogaamiyaha PSG kadib maqnaashaha David Silva wuxuuna ka mid yahay dhameystirayaasha ugu wanaagsan qaarada yurub xiligana.

Ibrahim

Fikirkaaga:

Zlatan Ibrahimovi Ma Yahay Dhameystire Aad U Wanaagsan?


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close