Home » Maxaa Cusub » Muuqaal: Mesut Ozil, Podolski, Muller & Gor-Gor Oo Xayeysiin Cusub U Sameeyay Addidas 

Muuqaal: Mesut Ozil, Podolski, Muller & Gor-Gor Oo Xayeysiin Cusub U Sameeyay Addidas 


Podlisk

Muuqaal yar oo aad u xiiso badan ayey soo bandhigtay Shirkadda qalabka Sports-ka sameysa ee Addidas waxaana muqaalkan yar kasoo muuqanaya xidigaha Gunners Mesut Ozil & Lukas Podolski kuwaas oo kaashanaya weeraryahanka Bayern Munich Thomas Muller.

Muuqaalka waxaa ku jira Gor-Gor kabaha kasoo qaadi doona meel geed ah isagoo kusoo simi doona weeraryahanka Arsenal Lukas Podolski.

Ma Moodaa In Podolski uu u indho egyahay Gor-Gorka marka aad fiiriso muuqaalka?

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close