Mushaarka uu Arsenal ka qaato : 7.28 million GBP (2013)
Goobta uu ku dhashay : Gelsenkirchen, Germany
Da’diisa : 25-sano
Taariikhda uu dhashay : October 15, 1988
Mesut Ozil iyo waxqabadkiisa oo kooban:
Mesut Ozil waa xidiga reer Jarmal oo kusoo caan baxay naadiga Werder Bremen, balse sanadii 2010 koobkii aduunka ee lagu qabtay dalka Koonfur Afrika ayuu siweyn ugu soo caan baxay waxaana isla xagaagaas iibsatay naadiga Real Madrid, 3-sano ee ugu dambeesay caasimada dalka Spain ayuu ku sugnaa wuxuuna halkaas ku noqday kubad sameeyaha aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena xulka Jarmalka tartankii Euro 2012 ayuu kala qayb qaatay asigoo soo gaarsiiyay nus dhumaadka tartankan, bilawgii xili cayaareedkan ayuu kooxda Arsenal kusoo biiray ilaa haatana waqti wanaagsan ayuu ku qaadanaa magaalada London madaama uu si wanaagsan ula qabsaday Premiership-ka England.
Arsenal iyo kulamada Premiership-ka uu u saftay: 6-kulan 2-gool
Kulamada xulkiiisa Jarmalka uu u saftay : 51-kulan 17-gool
Koobabka uu ku guuleestay :
DFB-Pokal Werder Bremen 2008–09
La Liga 2011-12
Copa del Rey Cup 2011-12
Supercopa de España 2012
Biladaha shaqsiga ah ee uu ku guuleestay :
2009 UEFA European U-21 Championship Final Man of the match .
2010 FIFA World Cup kubadaha ugu badan cayaaryahanka dhiibay
UEFA Euro 2012 Man of the Match
UEFA Euro Team of the Tournament 2012
Mesut Ozil iyo baabuurta raaxada ee uu leeyahay :
Audi Q7 : Luxury Ride :
Ferrari 458 : Black Edition :