Home » Horyaalada » Bundesliga » Maxaad Kala Socotaa 10ka Kooxood Ee Lacagta Ugu Badan Geliyay Suuqa Kala Iibsiga:

Maxaad Kala Socotaa 10ka Kooxood Ee Lacagta Ugu Badan Geliyay Suuqa Kala Iibsiga:


Real Madrid

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa 10 koox ee lacagta ugu badan gelisay suuqa kala iibsiga Maadaama uu xirmay maalmo ka hor, haddaba waa sida hoos ku qoran:

1- Real Madrid – Waxa ay qarashgareysay 181.5 milyan euro

2- Monaco – Waxa ay qarashgareysay 166.2 milyan euro

3- Tottenham – Waxa ay qarashgareysay 121.9 milyan euro

4- ManchesterCity – Waxa ay qarashgareysay 116 milyan euro

5- Paris Saint-Germain – Waxa ay qarashgareysay 110 milyan euro

6- Napoli – Waxa ay qarashgaeysay 87 milyan euro

7- Chelsea – Waxaa ay qarashgareysay 77.9 milyan euro

8- Barcelona – Waxa ay qarashgareysay 70 milyan euro

9- Dinamo Moscow – Waxa ay qarashgareysay 67.9 milyan euro

10- Shakhtar Donestk – Waxa ay qarashgareysay 67 milyan euro.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close