Home » Horyaalada » La liga » Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Diego Costa Iyo Hantida Uu Leeyahay?

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Diego Costa Iyo Hantida Uu Leeyahay?


Costa_1841821a

sida caadada aheyd waxaan idiin soo gudbinaa taariikhaha xidigaha ugu caansan aduunka iyo hantida ay leeyihiin, maanta waxaa miiska noo saaran xiddiga da’da yar ee Diego Costa.

Diego Costa Hantida Uu Leeyahay Xiligaan (2014)

Hantidiisa:  : $8.5 Million

Waqtiga Dhalashada: : October, 7, 1988

Wadanka/Meesha Dhalashada: Lagarto, Sergipe, Brazil

Ilaha uu Dhaqaalaha ka helo :Kubadda Cagta ayuu ka xamaashaa

Da’da  : 25 Jir

Dhalasho ahaan: Brazil/ Spain

Diego Costa Taariikhdiisa (Kubadda Cagta)

Diego Costa wuxuu ka mid yahay xidigaha ugu saameynta ballaaran caalamka wuxuu muujiyey waxabqad la taaban karo sanadihii lasoo dhaafay, laakiin waligii kuma guuleysan Champions League, markii ugu horeysay oo uu gacanta ku dhigi rabay xilli cayaareedka 2013-2014 waxaa cagta marisay Real Madrid markii ay 4-1 ku dardartay.

Costa hadda ayuu ku rajo weyn yahay inuu tago koox magac weyn ku leh Yurub, waxaana la hadal hayaa inuu tagayo Chelsea.

Wuxuu heystaa taariikh u gaar ah, maadaama uu noqday xidigii ugu horeeyey oo laba xul u saftay kulamo heer caalami, Xasuuso Brazil ayuu kulan saaxiibtinimo u cayaaray kadibna wuxuu iska diiwaan geliyey Spain isagoo kasoo dhex muuqday kulankii saaxiibtinimo ee dhex maray Talyaaniga iyo Spain, laakiin hadda wuxuu u go’ay Spain isagoo koobka adduunka xiran doono maaliyadaas.

Waxqabadkiisa ugu muhiimsan

  • wuxuu ku guuleystay La Liga 2013-14
  • 2  jeer ayuu qaaday UEFA Super Cup
  • Hal jeer ayuu qaaday Copa del Rey
  • wuxuu noqday xidigii ugu goolasha badnaa Copa del Rey

Akhriste dalbo xidigga aad rabto in lagaaga soo qoro warbixintaan oo kale

 

 

 

 

6 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Diego Costa Iyo Hantida Uu Leeyahay?

  1. ALI Reply

    May 29, 2014 at 8:53 PM

    waxaan dal banayaa laacibka matic ee chelsea u ciyaara oo u xirta 21 ka ee dhexda ka ciyaara
    mahadsanidiin

  2. liibaan ali Reply

    May 29, 2014 at 9:50 PM

    xidiga kooxda gry cahil. chelsea defender

  3. Tarik abdulkadir Reply

    May 30, 2014 at 2:13 AM

    Please zalatan

  4. Tarik abdulkadir Reply

    May 30, 2014 at 2:14 AM

    Please zalatan ibra

    • Zakariye Abdi Mohamed Reply

      May 30, 2014 at 7:56 AM

      Sxb Zlatan Hantidiisa horey ayaan usoo gudbinay waadna ka heli kartaa xogtiisa Website-ka gaar ahaan qaybta Nolosha Cayaaryahanka ka fiiro.

  5. ibrahim farah Reply

    May 30, 2014 at 2:50 AM

    Tomáš Rosický ????
    waanad ku mahadsan tihiin macluumaadka sportiga ku saabsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close