Home » Maxaa Cusub » Maxaad Ka Taqaanaa 30-ka Xidig Ee Ugu Taajirsan Horyaalka Ingiriiska? Baro Maanta

Maxaad Ka Taqaanaa 30-ka Xidig Ee Ugu Taajirsan Horyaalka Ingiriiska? Baro Maanta


Rooney

Wargeska The Times ayaa si rasmi ah usoo bandhigay 30-cayaaryahan ee ugu taajirsan dalka England waxayna xidigahan isugu jiraan kuwo kubada cagta cayaaran iyo kuwo Sports-ka noocyadisa kala duwan cayaaraan balse 15-ka mid ah xirfaooda waxay tahay inay kubada cagta ku xamaashaan waxayna intooda badan ka tirsan kooxaha Man United, Man City, Liverpool iyo Chelsea balse waxaa la yaab noqotay in 30-ka shaqsi ee ugu hodansan dalka England kuwas oo ay xirfadooda shaqo tahay cayaaraha noocyadooda kala duwan uusan ku jirin cayaaryahan Arsenal ka tirsan!

Sidoo kale liiskan safka hore oo aan ula jeedo kowaad iyo labaad waxaa xirteen rag aan kubada cagta shaqo ku laheyn hadba waxaan si gaar ah idin kugu soo gudbniay 15-ka cayaaryahan ee Premiership-ka ka cayaarto ee liiskan ku jireen iyo hantida ay heestaan hoos kaga bogo xogtaan:

15) Robin van Persie – £17m

14) Damien Duff – £18m

13) David Silva – £20m

12) Sergio Aguero – £20m

11) Joe Cole – £21m

10) Ashley Cole – £21m

9) Petr Cech – £22m

8) Yaya Toure – £23m

7) Fernando Torres – £31m

6) John Terry – £31m

5) Ryan Giggs – £36m

4) Frank Lampard – £37m

3) Steven Gerrard – £37m

2) Rio Ferdinand – £44m

1) Wayne Rooney – £60m

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close