Home » Horyaalada » Bundesliga » Maxaa ka taqaan 20-ka cayaaryahan ee ugu magaca weynaa kuwaas oo suuqa Yurub lagu kala iibsaday xagaagan…

Maxaa ka taqaan 20-ka cayaaryahan ee ugu magaca weynaa kuwaas oo suuqa Yurub lagu kala iibsaday xagaagan…


 

Suuqa Yurub balesi rasmi ah ayuu u xirmay waxaana xusid mudan in kooxda ka dhisan daka England ay sanadkan kusii lacagta ugu badnaa bixiyeen waxayna qarash gareeyeen lacago gaarayo ilaa €762m sidoo kalena naadiga Real Madrid iyadana €100m waxay ku iibsatay Grathe Bale oo noqday cayaaryahankii ugu qaalisnaa ebid isku soo wada duub, 20-ka xidig ee hoos ku qoran ayaa noqdeen kuwii ugu caansanaa ee Yurub laga iibsaday xili cayaareedkan 2013/14:

  1. Isco (Malaga – Real Madrid €30m)
  2.  David Villa (Barcelona – Atletico Madrid €2.1m)
  3.  Carlos Tevez (ManchesterCity – Juventus €10m)
  4.  Mario Gomez (Bayern Munich – Fiorentina €15.5m)
  5.   Mesut Ozil (Real Madrid – Arsenal €50m)
  6.  Paulinho (Corinthians – Tottenham €20.6m)
  7.  Radamel Falcao (Atletico Madrid – Monaco €60m)
  8.  Juan Quintero (Atletico Nacional – Porto €5m)
  9.  Willian (Anzhi Makhachkala – Chelsea €35.2m)
  10.  Neymar (Santos – Barcelona €57m)
  11. 1 Jesus Navas (Sevilla – ManchesterCity €17.6m)
  12.  Roberto Soldado (Valencia – Tottenham €30.6m)
  13. Kevin Strootman (PSV – Roma €17m)
  14. Edinson Cavani (Napoli – Paris Saint-Germain €64m)
  15.  Mario Gotze (Borussia Dortmund – Bayern Munich €37m)
  16. 16. Erik Lamela (Roma – Tottenham €30m)
  17.  Eric Abidal (Barcelona – Monaco free transfer)
  18. 18. Henrikh Mkhitaryan (Shakhtar – Dortmund €27.5m)
  19. Gonzalo Higuain (Real Madrid – Napoli €40.6m)
  20.  Gareth Bale (Tottenham – Real Madrid €100m)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close