Tartanka koobka aduunka haatan si wanaagsan ayuu kaga socdaa dalka Brazil waxaana la galay kulamadii qaybtii labaad sidaa darteed shabakada Transfermarkt ayaa shaaca ka qaaday 15-xidig oo ku wanaagsan kooxahooda balse aad u liitaan marka matalayaan xulalkooda waxaana lagu sameeyay daraasad gaar ah xidagan weliba waqabadkooda dhanka naadiyada iyo midka qaramada ayaa la is bar bar dhigay kadib ayaa lagu tilmaamay 15-ka xidig inay yihiin kuwo naadiyada ku wanaagsan balse qaramada aan ku fiicneyn, fadlan xogtaan xiisaha badan hoos kaga bogo:
Pablo Zabaleta (Manchester City and Argentina)
Leighton Baines (Everton and England)
Karim Benzema (Real Madrid and France)
David Silva (Manchester City and Spain)
Jackson Martinez (FC Porto and Colombia)
Wesley Sneijder (Galatasaray and Netherlands)
Glen Johnson (Liverpool and England)
Yaya Toure (Manchester City and Ivory Coast)
Yohan Cabaye (Paris Saint-German and France)
Cristiano Ronaldo (Real Madrid and Portugal)
Angel Di Maria (Real Madrid and Argentina)
Gary Cahill (Chelsea and England)
Oscar (Chelsea and Brazil)
Lionel Messi (FC Barcelona and Argentina)
Wayne Rooney (Manchester United and England)